Wasiirka Amniga ee Israa’iil Oo Amarro Dumis iyo Barakicin gobolka Negev Ee Dhulka Falastiin
Wasiirka Amniga ee Israa’iil, Itamar Ben-Gvir, ayaa si shaqsi ah u kormeeray gaarsiinta amarro dumis iyo barakicin ah oo loo diray dad…
Wasiirka Amniga ee Israa’iil, Itamar Ben-Gvir, ayaa si shaqsi ah u kormeeray gaarsiinta amarro dumis iyo barakicin ah oo loo diray dad…
Ururka IGAD ayaa ku baaqay in la sii xoojiyo wadahadallada u dhexeeya dhinacyada siyaasadda Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay…
Masar ayaa diyaar u ah inay la shaqeyso xulafadeeda Afrika si ay uga caawiso Itoobiya inay hesho marin ay ku gaarto Badda…
Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya ee loo yaqaan National Election Board of Ethiopia ayaa shaaciyay qaabka cusub ee kuraasta Baarlamaanka Federaalka loo kala…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare…
Israa’iil ayaa ergay gaar ah u magacowday horumarinta iskaashiga dhaqaale ee Israa’iil ay leedahay Afrika , iyadoo jagadan uu qabanayo Michael Lotem,…
Ciidamada Ammaanka ee Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay xalay saqdii dhexe ka fuliyeen deegaanka Tasjiic oo ka tirsan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inay Mareykanka u soo bandhigtay dib-u-cusboonaysiinta heshiis hore oo u oggolaanaya isticmaalka dekedaha…
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkey oo fulinaya heshiis ay laba dal horay u wada galeen ayaa hada duleedka degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha…
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka tagay Muqdisho kaddib markii ay fashilmeen wadaxaajoodyadii u dhaxeeyay madaxda mucaaradka iyo Dowladda…