Turkiga, Australia, Cumaan, Indonesia, Malaysia Singapore, waxay sheegeen in ay Bisha Ramadaan Khamiista Saadabe bilaabmi Doonto., halka uu sucuudiguna weli baadhayo oo…
Faahfaahin dheeraad ah: Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Madaxda Golaha Mustaqbalka ka dalbaday in ay yimaaddaan Madaxtootada Qaranka inta lagu guda-jirey kulanka qadada,…
Hadal heynta ku saabsan xaaladda caafimaad ee madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan ayaa baraha bulshada lagu wadaagayaa 48…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa xaqiijiyay in dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ay joojisay taageeradii…
Dowladda Serbia ayaa hadda tababar siisa ciidanka gaarka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan sida loo adeegsado taangiyada dagaalka ee M-84 AC3 iyo…
Somaliland ayaa sheegtay in dowlado kooban ay si adag uga horyimaadeen aqoonsiga ay ka heshay Israa’iil, iyada oo si gaar ah u…
Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in loo oggolaaday daabacaada baasaboorka ay wadaagaan dalalka ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika ee EAC, iyadoo…
Muwaadin u dhashay dalka Spain ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kaddib markii lagu ogaaday inuu iska dhigay bixiye adeeg…