Raysal Wasaare Abiy: Itoobiya ay ku nool yihiin 130 Milyan ma Noqon karo Bad la’aan
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ku celiyay rabitaanka Itoobiya ee helitaanka Badda Cas, isagoo ku tilmaamay arrin istiraatiiji u…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ku celiyay rabitaanka Itoobiya ee helitaanka Badda Cas, isagoo ku tilmaamay arrin istiraatiiji u…
Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya ayaa saxiixay heshiis is-faham (MoU) oo muhiim ah, kaas oo ka tarjumaya horumar la taaban karo oo ku…
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka Tom Homan ayaa goordhow kudhawaaqay in inka-badan kun askari oo ICE ah ay ka saareen Minnesota. Go’aankan…
Warbaahinta Shiinaha ee Chinaplus, ayaa maanta xaqiijisay inuu Shiinahu ku wareejiyay Iiraan, raadaarka nooca YLC-8B, oo lagu naynaaso ugaarsadaha diyaaradaha is qariya.…
Madaxweynaha Turkiga , Recep Tayyip Erdogan ayaa baajiyay booqashadii uu qorsheynayay inuu 17 bishan Febraayo, ku tago dalka Imaaraadka Carabta, sabab la…
Afhayeenka dawladda Afgaanistaan, Zabiullah Mujahid ayaa waraysi uu waxyar ka hor bixiyay wuxuu ku xaqiijiyay inay Afgaanistaan taageerri doonto Iiraan, haddii Mareykanka…
Wasiirkii hore ee tamarta ee Ukraine ayaa la xiray xilli uu isku dayay inuu dalka ka baxo, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaasi.…
Soomaaliya ayaa noqotay xubinta 45-aad ee ku biirta Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM), taasoo la sheegay in ay muujinayso sida ay uga…