Obama oo ka Hadlay Muuqaal Cunsuriyad ah Oo Trump ku Faafiyay Bartiisa.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa si dadban uga hadlay muuqaal cunsuriyad ah oo lagu daabacay baraha bulshada ee Madaxweynaha Donald…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa si dadban uga hadlay muuqaal cunsuriyad ah oo lagu daabacay baraha bulshada ee Madaxweynaha Donald…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka Qaramada Midoobay,…
Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis ah ka…
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio ayaa yiri ; “Waxaan la macaamilaynaa wadaaddo Shiico ah oo aad u xagjir ah, kuwaas oo…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun kama dambeys ah ka soo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar (Xeydar) iyo Maxamed…
Ciidamada ammaanka ee Turkiga ayaa fashiliyay unug sirdoon oo la sheegay in uu ka shaqeynayay danaha Israa’iil, kaas oo isku dayay in…