Maamulka Waqooyi bari oo soo dhaweeyay wax ka badalka dastuurka.
Dawladda cusub ee Waqooyi-bari ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka ee dastuurka la cusbooneysiiyey, iyada oo arrintan ku tilmaamtay talaabo…
Dawladda cusub ee Waqooyi-bari ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka ee dastuurka la cusbooneysiiyey, iyada oo arrintan ku tilmaamtay talaabo…
Iiraan ayaa weerartay saldhigyo ay leeyihiin mucaarad Iiraan u dhashay oo Kurdi ah oo ku yaalla waqooyiga Ciraaq. Wararka ayaa sheegaya in…
Madaxa amniga ee Iran, Cali Larijani, ayaa uga digay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in dhimashada Ayatollah Khamenei ay “wax weyn kaa gooyn…
Labo wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ah xildhibaano ka tirsan Aqalka Hoose ee laga soo doorto Puntland, ayaa…
Maamulka Jubaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay walaac ku aaddan hanaanka wax-ka-beddelka Dastuurka Federaalka, iyadoo sheegtay in arrintan loo baahan…
Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Belgium iyo Midowga Yurub, Khadija Ossoble Ali, ayaa waraaqaha aqoonsiga safiirnimo si rasmi ah ugu gudbisay Madaxweynaha Romania,…
Afar carruur ah ayaa ku naf waayay qarax ka dhacay koonfurta dalka Jabuuti, oo masuuliyiinta dowladu ay sheegeen in la tuhunsanyahay in…