Ingiriiska ayaa kordhinaya difaaciisa cirka ee saldhigga uu ku leeyahay Qubrus, iyadoo diraysa diyaarado ah nooca qumaatiga u kaca oo leh awood…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa maanta sheegay inuu aad uga niyad jabay wada shaqeyn la’aanta Spain iyo Ingiriiska, xilli Mareykanka ku jiro…
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Qatar, Majed Al-Ansari ayaa beeniyay inay Qatar ka qeybqaadatay weerar lagu qaaday Iiraan, ka dib markii warbaahinta Israa’iil…
Hargeysa-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa beenisay degello been abuur ah oo loo sameeyay in lagu baahiyo wararka been abuur…
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa la xiray kadib markii uu si toos ah u dilay wariye caan ah oo lagu…
Ruushka ayaa shaacisay inuu lumiyay dhammaan xiriirkii uu la lahaa hoggaanka warshadaha nukliyeerka ee Iiraan. Shirkadda nukliyeerka Ruushka ee Rosatom ayaa sidoo…
Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan, Ishaq Dar, ayaa Iiraan ku wargeliyay, In Tehraan texgeliso heshiiskii iskaashiga Islamabad iyo Riyaad. Islamabad waxaad ayaa hadda…
Mareykanka ayaa qorshaynaya sidii loo taageerri lahaa kooxo hubaysan oo kurdida u badan, si ay dagaal dhulka ah uga fuliyaan gudaha Iiraan…