Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay inay weerareen Xafiiska Madaxweynaha ee Iiraan Waxaan helnay war cusub oo ka yimid ciidanka Israa’iil oo sheegaya in…
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah u shaacisay inay qaadi doonto tallaabo kasta oo ay ku difaaceyso amniga iyo madax-bannaanideeda, kaddib…
Mid ka mid ah la taliyayaasah sare ee hogaamiyihii la dilay ee Iran Khamenei, ayaa sheegay in ya dabagal ku hayaan goobaha…
Wasaaradda Difaaca ee United Arab Emirates ayaa sheegtay in difaacyadeeda cirka ay burburiyeen 172 gantaal tan iyo markii Iiraan weerarro ka bilowday…
Hezbollah ayaa bayaan ku soo saartay maanta iyagoo sheegay in ay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil ay leedahay magaalada…
Madaxweyne Ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance, ayaa sheegay in Mareykanku uusan geli doonin dagaal sii jiitama sannado badan, isaga oo xusay in ujeeddada…
Markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, isla markaana ay ku qabsadeen rag hubeysan meel ka baxsan xeebaha Puntland, ayaa la sii daayay…
Bayaan rasmi ah oo ka soo baxday Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC) ee Iran ayaa digniinta hoose u diray shacabka ku…