“Boqorrada Sharafta leh iyo Madaxda dowladaha saaxiibka iyo Deriska Nala ah.”Madaxwaynaha Iran

by Heemaaln
0 minutes read

Waxaan idinla qaadanay dadaal diblomaasiyadeed si aan uga fogaano dagaal, balse gardarrada milatari ee Mareykanka iyo Israel nooga timid nooma reebin wax kale oo aan ahayn inaan is difaacno.

Waxaan ixtiraamaynaa madaxbannaanidiinna, waxaanan aaminsanahay in amniga iyo xasilloonida gobolka lagu xaqiijin karo oo keliya dadaal wadajir ah oo ay sameeyaan dowladaha gobolka.” Madaxweynaha Iran ayaa hadalkaan goordhow soo saaray.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.