Gilead Sciences oo $7.8B ku iibsatay shirkadda sameysa dawooyinka kansarka ee Arcellx.
Shirkadda dawooyinka bayoolojiga ee fadhigeedu yahay Mareykanka, Gilead Sciences, ayaa Isniintii ku dhawaaqday inay gashay heshiis kama dambays ah oo ay ku…
Shirkadda dawooyinka bayoolojiga ee fadhigeedu yahay Mareykanka, Gilead Sciences, ayaa Isniintii ku dhawaaqday inay gashay heshiis kama dambays ah oo ay ku…
Alpha-1-antitrypsin deficiency (AATD) waa cudur hidde-side ah (qoysaska ka gudba) oo dhaawici kara sambabada, beerka, maqaarka iyo xididdada dhiigga. Dadka qaba AATD…
Garaaca Wadnaha ee Atrial Fibrillation (AFib) waa garaac wadne oo aan joogto ahayn isla markaana mararka qaar aad u degdeg badan. Garaac…
Thumb arthritis waa xaalad ku badan dadka da’da sii gaboobaya. balse hadda waxaa ku soo biiray dadka aadka u isticmaala mobilka gacanta.…
Mitral valve prolapse waa nooc ka mid ah cudurrada waalka wadnaha oo saameeya waalka u dhexeeya labada qol ee bidix ee wadnaha.…
Madax-xanuunka laf-dhabarka waa dhibaato guud oo ka dhalata dadka sameeya spinal tap (lumbar puncture) ama xanuun-bixinta laf-dhabarka (spinal anesthesia). Labada habraacba waxay…
Infekshanka Helicobacter pylori waa infekshan caadi ah oo ku dhaca caloosha. Waxay sababaan bakteeriyo loo yaqaan Helicobacter pylori ama H. pylori. In…
Gastroparesis waa xaalad caafimaad oo ku dhacda marka murqaha calooshu aysan si sax ah ugu dhaqaaqin cuntada si loo dheefshiido. Caadi ahaan,…
Kansarka mindhicirka weyn (colon cancer) waa koritaan aan caadi ahayn oo ka bilaabma qayb ka mid ah mindhicirka weyn oo la yiraahdo…
Bukaannada qaba sonkorowga Nooca 1aad (Type 1 diabetes) waxay lumiyeen unugyada khaaska ah ee ganaca (pancreas) ee soo saara insulin-ta, taasoo gelisa…