Soonka aan kala go ‘lahayn wuxuu yareyn karaa astaamaha cudurka Crohn 40%: Daraasad
Nooc ka mid ah soonka aan kala goa lahayn ayaa la ogaaday inuu yareeyo calaamadaha cudurka Crohn ilaa 40% muddo 12 toddobaad…
Nooc ka mid ah soonka aan kala goa lahayn ayaa la ogaaday inuu yareeyo calaamadaha cudurka Crohn ilaa 40% muddo 12 toddobaad…
Waxaa jira hadal badan oo ku saabsan hawlo laga yaabo inay hoos u dhigaan “da’da maskaxda” qofka. Ma ogtahay in ahaanshaha awoowe…
Norovirus — oo inta badan ku faafo cunto ama biyo wasakhaysan — ayaa mar kale si weyn u faafaya xilliga jiilaalka. Inkastoo…
Ma loo baahan yahay in dadka qaba autisamka oo leh baahiyo aad u sarreeya loo sameeyo ogaansho (diagnosis) gaar ah? Warbixin ay…
Iyadoo la bilaabayo Bisha Wadnaha ee Maraykanka (American Heart Month), khubaradu waxay ka digayaan in dhibaatooyinka wadnaha ee ku dhaca haweenka xilliga…
Oof-wareen (Pneumonia) waa caabuq ku dhaca sambabada kaas oo sababa barar iyo dheecaan (ama malax) ku urura gudaha sambabada. Waxaa keeni kara…
Cunista fibre (cunto hodan ku ah fiitamiinno iyo nafaqooyin ka yimaada dhirta) waxay hagaajin kartaa caafimaadka, kordhin kartaa cimriga, xitaa waxay ilaalin…
Saynisyahanno ayaa ogaaday hab lagu yareyn karo dabeecadda danaysinimada (selfishness) ee dadka, ugu yaraan si ku-meel gaar ah iyagoo kiciyay laba qaybood…
Haddii aad ku dhibtooneyso hurdo fiican, waa sahlan tahay inaad u malayso in xalka uu yahay barkin ka wanaagsan, joodari cusub ama…
Inkasta oo aynu maanta noolaano muddo ka dheer, haddana cilmi-baarayaal badan ayaa aaminsan in jidhku uu si ka dhakhso badan sidii hore…