Wadne caafimaad qabaa wuxuu ka bilaabmaa waxa aad saxankaaga saarato
Cunnada iyo caafimaadka wadnaha si weyn ayay isugu xiran yihiin. Waxa aad cunto maalin kasta waxay saamayn toos ah ku leedahay shaqada…
Cunnada iyo caafimaadka wadnaha si weyn ayay isugu xiran yihiin. Waxa aad cunto maalin kasta waxay saamayn toos ah ku leedahay shaqada…
Kolestaroolka sare wuxuu yeelan karaa sababo hidde-side ah, balse inta badan wuxuu si cad ula xiriiraa hab-nololeedka. Cunto dufan ku badan, dhaqdhaqaaq…
Rheumatoid arthritis waa xaalad joogto ah (chronic) oo keenta xanuun, barar, iyo caabuq (inflammation) ku dhaca kala-goysyada (joints). Laakiin sidoo kale waxay…
Cudurrada is-difaaca jirka (autoimmune) waa koox cudurro ah oo uu nidaamka difaaca jirku si qalad ah u weeraro unugyada iyo xubnaha jirka…
Daalku wuxuu yeelan karaa sababo aan xidhiidh la lahayn cudur hoose. Tusaalooyinka waxaa ka mid ah hurdo la’aan, hawl culus, cunto culus,…
Khabiir ku takhasusay cudurrada hormoonnada (Endocrinologist) ayaa sheegay in qaadashada xad-dhaafka ah ee vitamin D ay keeni karto heerar kalsiyam oo aad…
Dhiig yaraan (Anemia)waa xaalad tilmaamaysa tiro sii dhammaanaysa oo ah unugyada dhiigga cas ee caafimaadka qaba (RBCs) ama xaddi yar oo hemoglobin…
In si dhexdhaxaad ah aad u cabto bunka ama qaxwada waa badqab dhanka caafimaadka ah. Laakiin in aad cabto maalinkii 3 ilaa…
Saliid Seytuunka waxay ka mid tahay cunnooyinka qadiimka ee dunida laga isticmaalo. Marki la arkay faa’idooyinka caafimaad ee faraha badan oo ay…
Tufaaxa waxaa ku jira fitamiinno iyo maaddada fiber-ka ee caloosha u fiican, wuxuuna ka mid yahay miraha u wanaagsan caafimaadka, sida ay…