Bernardo oo halis ugu jira inuu seego kulanka Arsenal ee go’aaminaya cidda ku guulayasan doonta horyaalka
Xiddigga Manchester City ayaa halis ugu jira inuu seego kulanka go’aamin kara horyaalka ee ka dhanka ah Arsenal sababo la xiriira ganaax…
Xiddigga Manchester City ayaa halis ugu jira inuu seego kulanka go’aamin kara horyaalka ee ka dhanka ah Arsenal sababo la xiriira ganaax…
Tababaraha ku-meelgaarka ah ee Tottenham Hotspur, Igor Tudor, ayaa sheegay inuu “aad u careysan yahay” kadib markii kooxdiisa 4-1 ku garaacday Arsenal…
North London derby mar kale wuxuu ku dhammaaday farxad Arsenal ah, iyadoo Eberechi Eze iyo Viktor Gyokeres ay min laba gool dhaliyeen…
Daafaca Gabriel Magalhaes ayaa si kaftan qoraal ah ugu maagay Tottenham Hotspur baraha bulshada kadib markii Arsenal ku garaacday 4-1 kulankii “North…
Arokodare, oo 25 jir ah, ayaa seegay rigoore kulankii ka dhacay garoonka Selhurst Park. Markii ciyaartu dhammaatay, wuxuu u tagay taageerayaasha safarka…
,Cristiano Ronaldo ayaa laba gool dhaliyay isagoo Al-Nassr u horseeday guul 4-0 ah oo ay ka gaareen Al-Hazem, taasoo ka dhigtay in…
Sergio Aguero ayaa beeniyay sheegashada ah in Erling Haaland uu ku jiro hoos u dhac gool dhalin, isagoo sheegay in xiddigga Manchester…
Burnley ayaa cambaareeyay aflagaadada cunsuriyadda ee lala beegsaday Hannibal Mejbri kadib barbaro 1-1 ah oo ay la galeen Chelsea, iyadoo ciyaaryahanka Tunisia…
Chelsea ayaa barbaro 1-1 ah la gashay Burnley galabnimadii Sabtida, iyadoo Blues oo 10 ciyaaryahan ah laga dhaliyay goolka barbaraha daqiiqaddii 93-aad…
Manchester City ayaa loo saadaaliyay inay si ciriiri ah uga hormarto Arsenal tartanka horyaalka Premier League sababo la xiriira farqi muhiim ah…