In ka badan Kun Askri oo ICE ah Oo laga Saaray Minnesota.
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka Tom Homan ayaa goordhow kudhawaaqay in inka-badan kun askari oo ICE ah ay ka saareen Minnesota. Go’aankan…
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka Tom Homan ayaa goordhow kudhawaaqay in inka-badan kun askari oo ICE ah ay ka saareen Minnesota. Go’aankan…
Warbaahinta Shiinaha ee Chinaplus, ayaa maanta xaqiijisay inuu Shiinahu ku wareejiyay Iiraan, raadaarka nooca YLC-8B, oo lagu naynaaso ugaarsadaha diyaaradaha is qariya.…
Madaxweynaha Turkiga , Recep Tayyip Erdogan ayaa baajiyay booqashadii uu qorsheynayay inuu 17 bishan Febraayo, ku tago dalka Imaaraadka Carabta, sabab la…
Afhayeenka dawladda Afgaanistaan, Zabiullah Mujahid ayaa waraysi uu waxyar ka hor bixiyay wuxuu ku xaqiijiyay inay Afgaanistaan taageerri doonto Iiraan, haddii Mareykanka…
Wasiirkii hore ee tamarta ee Ukraine ayaa la xiray xilli uu isku dayay inuu dalka ka baxo, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaasi.…
Soomaaliya ayaa noqotay xubinta 45-aad ee ku biirta Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM), taasoo la sheegay in ay muujinayso sida ay uga…
Ugu yaraan 12 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay duqeymo ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen Marinka Gaza maalintii…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa si dadban uga hadlay muuqaal cunsuriyad ah oo lagu daabacay baraha bulshada ee Madaxweynaha Donald…