Trump Oo Aqbalay Caawinaada Ukraine Ee Diyaaradaha Drones Iran Xili Uu Hore Ugu Jees-jeesay Zelensky
Trump ayaa la weydiiyay hadalkii Madaxweynaha Ukraine Zelensky, ee ahaa in uu diyaar u yahay in Mareykanka iyo Israel ka caawiyo xakameyn…
Trump ayaa la weydiiyay hadalkii Madaxweynaha Ukraine Zelensky, ee ahaa in uu diyaar u yahay in Mareykanka iyo Israel ka caawiyo xakameyn…
Madaxweynaha dalka Azerbaijan Ilhan Caliyef ayaa sheegay in Iran ay tahay inay bixiso raalli-gelin kadib dhacdo drone ah oo uu ku tilmaamay…
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa ku eedeeyay Mareykanka iyo Israel inay si ula kac ah u bartilmaameedsanayaan meelaha dadka rayidka ah.…
Wararka ka imanaya gobolka Kawkaska ayaa sheegaya in gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ay ku dhaceen meel u dhow garoonka diyaaradaha…
Dawlada Iran ayaa dil daldalaada ku fulisay General Ismacil Qani, ay ku cadaatay inuu ahaa khayinul wadan hoos kala shaqahinaayay, Yahuuda waxa…
Dawladda cusub ee Waqooyi-bari ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka ee dastuurka la cusbooneysiiyey, iyada oo arrintan ku tilmaamtay talaabo…
Jeneraal hawlgab ah oo ka tirsanaa ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in markab ka tirsan ciidamada badda ee Iran oo ku sugnaa Indian…
Codkii ay bixiyeen xubnaha Senate-ka Maraykanka oo ay maamulaan Jamhuuriyiintu ee ku saabsan dagaalka Iran ma noqon mid lama filaan ah, sababtoo…
Warshadaha chip-ka (semiconductors) ee Kuuriyada Koonfureed ayaa muujiyay walaac ah in xiisadda ka taagan Iran ay saameyn ku yeelan karto qorshayaasha shirkadaha…