Wargeyska Wall Street Journal ayaa waxyar ka hor ku warramay gantaal ay Iiraan, maanta ku weerartay gudaha Turkiga inuu ku socday saldhigga…
Waxaan idinla qaadanay dadaal diblomaasiyadeed si aan uga fogaano dagaal, balse gardarrada milatari ee Mareykanka iyo Israel nooga timid nooma reebin wax…
Wargeyska Al Binaa ee ka soo baxa dalka Lubnaan ayaa ku warramay in 24-kii saac ee u dambeysay uu ururka Xisbullah kordhiyey…
Warbixin ay baahisay telefishinka CNN ayaa lagu sheegay in hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ay wado qorshe lagu hubeynayo kooxo ka tirsan…
Qatar waxay ku dhawaaqday in ay xirtay waxa ay ku tilmaantay laba unug oo u shaqeynayay Ciidanka Ilaalada Kacaanka ee Iran (IRGC).…