Xarunta sirdoonka CIA ee ku taal Riyadh oo la weeraray
Xarunta sirdoonka CIA ee ku taal Riyadh, caasimadda Sacuudi Carabiya, ayaa la sheegay in lagu weeraray iyadoo la adeegsanayo diyaarado aan duuliyaha…
Xarunta sirdoonka CIA ee ku taal Riyadh, caasimadda Sacuudi Carabiya, ayaa la sheegay in lagu weeraray iyadoo la adeegsanayo diyaarado aan duuliyaha…
Senate-ka Mareykanka ayaa ka fiirsanaya in uu cod u qaado xeer ku saabsan sharcinimada dagaalka ka dhanka ah Iiraan. Ujeeddadu waa in…
Senator ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegay in Trump uu si quursi ah ula dhaqmayo nidaamka sharciga (due process) iyo shacabka Mareykanka.…
Ciidamada Israa’iil ayaa ku amray dadka rayidka ah ee ku nool tuulooyin badan oo ku yaalla koonfurta Lubnaan inay si degdeg ah…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa sheegay in Maraykanku weeraray Iiraan sababtoo ah waxay ogayeen in Israa’iil qorsheynaysay inay weerarto…
Emmanuel Macron ayaa sheegay in France ay tahay “inay garab istaagto saaxiibadeenna iyo xulafadeenna gobolka”, isagoo ku daray in “mas’uuliyadda dalku ay…
Lix askari oo Mareykan ah ayaa lagu dilay weerar ay Iran ku qaadday xarun milatari oo ku taalla Kuwait maalintii Axadda, sida…
Hay’ad xuquuqda madaniga ah MRFF, oo ka shaqeysa gudaha Mareykanka, gaar ahaan arrimaha la xiriira xorriyadda diinta ee ciidamada qalabka sida ee…
Madaxweyne Trump iyo RW Netanyahu markii ay ogaadeen in awoodda ciidan ee Iiraan ay ka sarrayso wixii ay horay u filayeen khasaaraha…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuusan ku qanacsanayn Boqortooyada Midowday. Isagoo ka hadlayay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Keir Starmer, wuxuu yiri: “Ma…