Trump iyo Marco Rubio oo hadalo is khilaafsan ka sheegay ujeedada dagaalka Iiraan
Donald Trump ayaa markii ugu horreysay si toos ah ula hadlay dadweynaha Maraykanka isagoo ka hadlay ololaha militari ee ka dhanka ah…
Donald Trump ayaa markii ugu horreysay si toos ah ula hadlay dadweynaha Maraykanka isagoo ka hadlay ololaha militari ee ka dhanka ah…
Maraykanka ayaa muwaadiniintiisa ku boorriyay inay si degdeg ah uga baxaan in ka badan toban dal oo ku yaalla Bariga Dhexe. Digniintii…
United States Central Command (CENTCOM), oo ah taliska milatariga Maraykanka ee qaabilsan hawlgallada Bariga Dhexe, ayaa sheegtay in ay burburiyeen “xarumaha taliska…
Vance wuxuu sheegay in maamulka Trump uu ka go’an yahay in laga fogaado ku milanka colaad dheer oo kharash iyo khasaare badan…
Reuters ayaa werisay in ciidamo ka tirsan United States Marine Corps ay rasaas fureen intii lagu jiray mudaharaad lagu weerarayay qunsuliyadda maraykanku…
Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah Iran uusan ahayn “dagaal aan dhammaad lahayn,” balse uu yahay “albaab nabadeed” oo…
Bayaan rasmi ah oo ka soo baxday Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC) ee Iran ayaa digniinta hoose u diray shacabka ku…
Saraakiil sare oo katirsan dhinaca Israa`iil ayaa sheegaya in dagaalka hadda kala dhaxeeya Iran uu socon karro ilaa bisha April ee nagu…