Xuutiyiinta Yemen oo soo Saaray oo Hanjabaad Walaac cusub Abuurtay
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee loo yaqaan Ansar Allah ayaa ku hanjabtay inay ballaarin doonaan weerarradooda badda, iyagoo sheegay in hawlgalladooda militari ay…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee loo yaqaan Ansar Allah ayaa ku hanjabtay inay ballaarin doonaan weerarradooda badda, iyagoo sheegay in hawlgalladooda militari ay…
Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Aragchi ayaa sida ay CNN baahisay wuxuu sheegay Mareykanka inuu maanta duqeeyay xarun sifeysa biyaha badda oo…
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Maxamed bin Zayed Al Nahyan ayaa si dadban ugu hanjabay Iiraan, isagoo sheegay in dalkiisu uusan ahayn mid si…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka…
Cabdulkarim Faarax oo asalkiisu yahay Soomaali ku nool magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa lagu xukumay 57 bilood oo xabsi ah, kadib…
Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhimatay Nairobi kaddib roobab xoogan oo xalay ka da’ay magaalada. Boolisku waxay sheegeen in 30 qof…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad…
Wargeyska caanka ah ee The Washington Post ayaa daabacay warbixin ku saleysan qiimeyn ay sameeyeen hay’adaha sirdoonka ee Mareykanka, taas oo lagu…
Warbaahinta Reuters, oo soo xiganaysa warbaahinta Iran, ayaa sheegtay in ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC) ay bartilmaameedsadeen ciidamada Maraykanka ee ku sugan…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in ku dhawaad 28,000 oo muwaadiniin Maraykan ah si nabad ah uga soo laabteen dalalka…