Rutte wuxuu sheegay in aanu jirin qorshe ay NATO ugu biirayso dagaalka ka dhanka ah Iiraan
Xoghayaha Guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa ammaanay tallaabada militari ee ay qaadeen Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan, balse…
Xoghayaha Guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa ammaanay tallaabada militari ee ay qaadeen Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan, balse…
Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Iiraan, Majid Takht-Ravanchi ayaa waxyar ka hor u sheegay CNN; “ Waxaan la xiriirnay walaalaheen Sacuudiga, waxaana u…
Sida ay werisay Warbaahinta TRT marwada Madaxweynaha dalka Maraykanka Melania Trump ayaa shir guddoomin doonta kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka…
Taliska Dhexe ee Ciidammada Maraykanka ee Bariga Dhexe ee loo yaqaan US Central Command (CENTCOM) ayaa xaqiijiyey in saddex diyaaradood oo dagaal…
Telefishanka labaad ee Iiraan ayaa xaqiijiyay geerida Mansoureh Khojasteh Bagherzadeh, oo ahayd xaaska Cali Khamenei. Sida laga soo xigtay wargeyska Hamshahri, waxey…
Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Sacuudiga Turki al-Maliki ayaa ku dhawaaqay in la qabtay laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo isku dayay inay…
Waxaan wali sugeynaa in Trump uu bilaabo hadalka, laakiin waxaan idiin heynaa xoogaa warar deg deg ah oo Qadar ku saabsan. Wasaaradda…
Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog, ayaa maanta booqday goobo ku yaalla gudaha Israa’iil oo la sheegay inay waxyeello ka soo gaartay gantaallo ay…
Dowladda Qatar ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay hakisay soo saarista gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah (LNG), kaddib weerarro la…
Dawlada Spain ayaa dalkeeda ka cayrisay diyaaradaha shidaalka Mareykanka ka dib markii Madrid diiday taageerida weerarka Iran. Spain ayaa sheegtay in saldhigyada…