Idaacadda iyo telefishanka dowladda ee Iiraan ayaa xaqiijiyay geerida Khamenei, isagoo 86 jir ahaa, waxaana lagu sheegay inuu “shahiid” noqday, iyadoo la…
Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman ayaa wada hadal telefoon kula yeeshay Kaja Kallas oo ah Madaxa…
Dawlada Somaliland waxay sidoo kale tageertay talaabo kasto oo lagaga hortagayo in iraan hormariso gantaladeeda iyo ciidankeda military kaga iyadoo ku tilmaam…
Hay’adda duulista rayidka ee Kuwait ayaa xaqiijisay burbur ka dhacay garoonka diyaaradaha ee ugu weyn dalka, kadib markii diyaaraddii aan duuliyaha lahayn…
Masuul ka tirsan howlgalka badda ee Midowga Yurub ee loogu magac daray Aspides ayaa sheegay in maraakiibtu ay heleen fariinta isgaadhinta raadiyaha…
Magaalada Dubai ayaa maalinimadii Sabtida waxaa laga maqlay qaraxyo xoog leh iyo boodh madow oo cirka ka soo kacay, kaddib markii ay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi Carabiya, si…
Ku dhawaaqista Iran ee xirista marinka muhiimka ah eeHormuz kaddib, waxaa suuragal ah in kooxda Xuutiga Yemen ay bilowday hawlgal ka dhan…