Tiro ka mid ah milatariga Soomaaliya oo shaqada laga ruqseeyay.
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo waafaqsan xeerarka iyo nidaamka…