Sarkaal Falastiini ah oo ku sugan Daanta Galbeed ee la haysto ayaa ku tilmaamay ballaarintii ugu dambeysay ee Israa’iil ku kordhisay xakamaynta…
Maraykanka waxaa laga faa’iideystay ganacsiga xorta ah iyo deeqaha (subsidies) ay bixiyaan dalal kale. Waqtigaas waa dhammaaday, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha…
Donald Trump looma qorsheyn inuu ka qayb galo kulanka 39aad ee sanadlaha ah ee African Union, kaas oo shir madaxeedkiisu bilaabmay Jimcahii…
Wargeyska New York Times ayaa goor dhow baahiyay warbixin la xiriira dhaq-dhaqaaqyada Mareykanka ee ku wajahan Iiraan. Warbixintu waxay sheegtay in Wasaaradda…
Ciidanka Booliska magaalada Garowe ayaa caawa gacanta ku soo dhigay labo nin oo hubeysnaa, kuwaas oo qori nooca BKM ah kala soo…
Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa maanta xaqiijisay in ciidamo cusub loo soo diray Soomaaliya si loo xoojiyo hawlgallada milateri ee ka socda dalka,…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Burkina Faso ayaa sheegtay in Burkina Faso iyo Ruushku ay kala saxiixdeen heshiis cusub oo xoojinaya iskaashigooda. Ka…