Warbaahinta Pakistan Oo soo Bandhigtay Heshiis Somaliya Looga Iibin doonto 25 Diyaaradood oo Dagaal, Nooca JF-17.
Warbaahinta Pakistan ayaa ugu dambeyntii shaacisay in heshiis ballaaran oo malaayiin doolar ku kacaya ay wada gaareen dowladaha Pakistan iyo dowladda Federaalka…