Israel oo ansixisay soo jeedin lagu diiwaangelinayo dhulalka Daanta Galbeed (West Bank) inay yihiin “hanti dowladeed”
Soo jeedinta waxaa gudbiyay Wasiirka Maaliyadda ee aragtidiisu midig-fog tahay, Bezalel Smotrich, iyo wasiirro kale, sida uu sheegay warbaahinta dowladda ee Kan.