Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran Oo Bilaabay in ay Hoteelada ka u Gaarsadaan Ciidamada Mareykanka

by Heemaaln
1 minutes read

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga oo hore u bilaabay in ay hoteelada ka ugaarsadaan ciidamada Mareykanka ayaa maanta daabacay baanar wata qoraalka hoose:

“Ciidamadii badda ee Trump oo fulaynimadooda iyo jabkooda qarsan waayey waxay ka carareen afar gantaal oo aan ku ridnay markabka diyaarad-qaadaha ee Abraham Lincoln, waxayna u carareen masaafo ka badan 1000 kiiloomitir.

Dhanka ciidamada ka soo barakacay saldhigyadooda, waxay yiraahdeen, “Trump wuxuu idiin sheegaa in xaalku caadi yahay meesha ciidamadiisii gobolka u joogay ay wada carar yihiin, ayaga oo boorsooyinkoodii dhabarka ku wada sitana ay wareegayaan magaalooyinka gobolka, qaarna ay hoy ka raadsadeen hoteelada. Askarta Israa’iil ayaguna waxay isku qarinayaan dadka dhexdooda iyo dhismayaasha magaalada.”

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.