Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran Oo Digniin u Diray Shacabka ku Nool Israel

by Heemaaln
0 minutes read

Bayaan rasmi ah oo ka soo baxday Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC) ee Iran ayaa digniinta hoose u diray shacabka ku noool Israal.

1. Dadka ku nool Israal waxaa lagu la talinayaa inay si deg deg ah uga fogaadaan dhammaan saldhigyada milatari, xarumaha amniga, iyo hay’adaha dawladda, isla markaana ay si dhaqso leh uga baxaan guud ahaan Israal!

2. Weerarada soo socda waxay noqon doonaan kuwo ka daran oo ka baaxad iyo khasaare ballaaran kuwii hore.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.