Taliye Ku-xigeenka ciidanka Booliska Dubai Dhahi khalfan, ayaa ku baaqay in dalalka Khaliijka Carabtu ay xoojiyaan Iskaashiga ay la leeyihiin ISRL.
“Waa ceeb in dalalka Khaliijku ay ku jiraan Jaamacad iskugu yeedhay Jaamicada Carabta,iyo Iran taasoo aan lahayn dareen Carbeed oo dhab ah Isla markaana taageerta Faaris oo uu ugs jeedo Iran.” ayuu yidhi isagoo intaasi raaciyay inuu ku talinayo in la xoojiyo Iskaashiga ISRL.