Dawlada Iraq Oo Sheegtay in la Weeraray Saldhiga Ciidanka Cirka Ee Ciraaq.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Bayaan ay baahisay wakaaladda wararka ee Iraqi News Agency, lagu sheegay in saldhigga Ciidanka Cirka ee magaalada Kirkuk ee Dalka Iraq la beegsaday.

“Saldhiga la beegsaday waa mid si buuxda ay u maamulaan ciidanka Cirka Ciraaq oo aysan joogin ciidan ajnebi ah, isla markaana ay ku sugan yihiin cutubyo diyaaradaha ciidanka cirka ee ciraaq, iyadoo aanay joogin wax shaqaale ajnabi ah.

Wasaaraddu waxay intaas ku dartay in dhacdadani ay tahay weerar toos ah oo lagu qaaday awoodda Ciidanka Cirka ee Ciidanka Xoogga Dalka Iraq.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.