Heemaal News Network

Dawlada Itoobiya Oo Taageertay Aqoonsiga Soaliland

Wasiiru-dawlaha Warshadaha dalka Ethiopia Tarekegn Bululta Godana ayaa soo dhoweeyay Aqoonsigii ay Israa’iil siisay Somaliland isagoo ku tilmaamay talaabo dublimaasiyadeed oo muhiim ah.

Tani waa tallaabo diblomaasiyadeed oo muhiim taasi oo qaabayn karta jihada mustaqbalka Geeska Afrika.

Waa war u wanaagsan Somalilanders-ka” ayuu yidhi Wasiirka.