Dawlada Lubnaan Oo Dalkeeda ka Caydhisey Danjirihii Iiraan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Lubnaan ayaa dalkeeda ka caydhisey Danjirihii Iiraan, Mojtaba Amani iyada oo u jartay ‘persona non grata’ qof aan laga rabin dalkeeda.

Lubnaan ayaa si la mid aj Iiraan wajahaysa duqaymo aan loo meeldayin oo Israa|L ku garaacayso koonfurta Lubnaan, halkaasi oo ay maamusho kooxda Xisba Allaah ee taageero ka hesha Iiraan.
HNN

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.