Dawlada Ruushka Oo Mar kale ka Hadashay Dagaalka Lagu Qaaday Iran

Ruushka ayaa sheegey in ay si dhow ula socdaan lana xidhiidhaan Dowladda Iiraan, sida uu tilmaamay af-hayeenka Kremlin-ka.

Mareykanka, Israa|l, UK, Faransiiska & Jarmalka ayaa safka wada ah dagaalka Iiraan balse Shiinaha & Ruushka weli kama soo muuqan dhinaca Tahraan.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan