Dawladda Iran Oo Shuruud Adag ku Xidhay Furritaanka Gacanka Hormuz.

Dawladda Iran ayaa shuruud adag ku xidhay in ay furrto gacanka Hormuz iyada oo sheegtay in ay gacankan furayso marka laga joojiyo duullaanka dalkeeda lagu soo qaaday.

Tehran waxay sidoo kale dal kasta oo Iran la heshiiya u ogolaan doontaa in ay ka gudbaan gacanka Hormuz iyaga oo lacag yar oo khidmad ah bixinaya.

Markabka goobtan adeegsanaya waxa u shardi ah in aanu taageerin dagaalka Maraykanka haddii uu taageero looma ogolaan doono in uu halkaas ka gudbo.

Related posts

Israa’iil Oo Sheegay Inay 20 Qof ku Dhaawacmeen Gantaalo ay Caawa Iran ku Weerartay Dimona

Israel Oo ku Baaqday in loo Midoobo Dagaalka Iran Walaac-na ka Muujisay Gantaalka 4,000 KM

Madaxwayne Trump Oo ku Farxay Geerida Madaxii hore ee Hay’ada Sirdoonka Maraykanka