Dawladda Sucuudiga Oo shaacisay in berri la soomayo.

Ka dib baadi goob dheer Sacuudiga waxaa looga dhowaaqay in aan la arag bishii Soonfur, sidaasi darteed beri 30-ka Soonqaad ayaa la buuxinayaa isha ALLAAH, Maalinta Jimcaha 20-ka March ayaa la Ciidi doonaa.

Itoobiya ayaa hada si ramsi ah ugu dhawaaqday in Jimcaha la ciidayo.

Gollaha Arrimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in bishii Shuwaal aan la arag sidaas darteed maalinta Jimcuhu ay noqon doonto Ciidul Fidri.

Related posts

Dawlada Iraq Oo Sheegtay in la Weeraray Saldhiga Ciidanka Cirka Ee Ciraaq.

“Puntland Iyo Jubaland ayaa Talada Xasan ku Maqan Maantana K/Galbeed..”Beesha Xasan Oo ka Hortimid

Wasiiradda Arrimaha dibada Dalalka Carabta iyo kuwa Muslimiinta Oo Shir Deg-deg ah Uga Furmay Caasimada Riyaad Ee Sacuudiga.