65
IsraIl ayaa aqbashay nin lagu magacaabo Dr Maxamed Xaaji inuu noqdo safiirka Somaliland ufadhiyo Tel Aviv. Tani ayaa kusoo aadeysa kahor booqashada Cirro uu kutagi doono IsraIl dhamaadka bisha Maarso.
