“Dowladaydu si dhow Ayay ula Shaqaynaysa Boqortooyada Sucuudi si loo ilaaliyo Xasiloonida Geeska Afrika.”

by Heemaal
1 minutes read

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegey in ay dowladdiisu ay si dhow ula shaqaynayso Boqortooyada Sucuudi Careebiya, si loo ilaaliyo buu yidhi; xasiloonida Geeska Afrika oo uu xusey in ay khatar gelisey aqoonsiga Israa|l ee Somaliland, sida uu ku sheegey waraysi uu siiyey wargeyska Al-Ashraq.

“Boqortooyada Sucuudi Careebiya waxaa naga dhexeeya; xidhiidh qotodheer oo walaalnimo, diin, dhaqan & dhaqaale ah…”

Xasan Sheekh, ayaa wuxuu xusey in dowladaha gobolka qaar ay aqoonsiga SL ka arkaan fursad, taasi oo uu ka digey, ‘Waa khad-cas midnimada Soomaaliya’ – Ayuu yidhi, Mdaxweynaha oo ammaan kala dul dhacay Boqoqtooyada Sucuudi Careebiya & dedaalladeeda Geeska & Bariga-dhexe.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.