Erdogan Oo Sheegay in Netanyahu uu Hoggaamiye u yahay Shabakad Xasuuqa Shacabka

Madaxweyne Erdogan oo mar kale goordhoweyd hadlay ayaa sheegay in Netanyahu uu hoggaamiye u yahay shabakad xasu*qa ummadda caadaysatay, isla markaana uu khatar ku yahay dhaqaalaha iyo amniga adduunka.

Madaxweyne Erdogan ayaa sheegey uu guda-galay joojinta dagaalka Bariga-dhexe oo sameeyey dhaqaalaha Turkiga.

Dagaalku wuxuu sababayaa cawaaqib dhaqaale oo halis ah, aad ayaan u taageersanahy, dadaalada lagu joojinaya xaalada dagaalka.

Dagaalku wuxuu reebi doonaa raad muuqda oo dhibaato ah, duqeymaha xarumaha tamarta khaliijka iyo IIraanba, waxeey sidaasi oo kale keeni doonta kala qeybin gobolka, oo rabshad hor leh abuuri doonta.

Related posts

Xoghayaha A.Dibadda Mareykanka Oo Sheegay In Shirka Bari Ee G7 Looga Hadlayo Dagaalka Iran

Ganacsatada Suuqa Wayn Ee Bakaaraha oo ka Qeylinaya Dhulboobka ka Taagan Muqdisho..

Trump:-“Iran Iyadaa Nooga Baahi-badan Heshiiska.”