Gantaalada I!ran Oo Toos Ugu Dhacaya Magaalada Telaviv

by Heemaaln
0 minutes read

Sida ay sheegtay Warbaahinta Israa’ii”l gantaalada I!ran ayaa toos ugu dhacaya Telaviv, iyadoo aan waxba digniin ah lamaqlin, waana farsamo cusub.

​Qaraxyo waaweyn, waxaa laga maqlay qaybo ka mid ah badhtamaha Israa’iil, Dhawaqa digniinta (Siren) lama maqal ka hor inta aysan qaraxyadu dhicin.

​Gantaal ku dhacay guryo ladegan yahay, iyadoo goobtu ay tahay bartamaha ama qalbiga Telaviv. Tani waxay kadhigan tahay in nidaamka Difaaca Israa’iil ogaan waayay in madaafiic kusoo socotaba.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.