Golaha Amaanka Oo Galabta Canbaareeyay Iran Balse ka Aamusay Duulaanka Maraykanka iyo Israel.
Soomaaliya oo kamid ah 13ka dal ee Golaha Ammaanka ee cambaareeyey Iran
12ka dal ee la saftay Mareykanka iyo Yhda (wadar 13 dal) waxa kala yihiin:
1. United Kingdom
2. France
3. Bahrain
4. Colombia
5. Democratic Republic of the Congo
6. Denmark
7. Greece
8. Latvia
9. Liberia
10. Panama
11. Pakistan
12. Somalia
Waxaa ka aamusay Ruushka iyo Shiinaha, mana jiro dal diiday.
Ruushka iyo Shiinaha ayaa miiska soo saaray laakiin ku guuldaraystay qaraar ku baaqaya in colaadda la joojiyo waxaana kaliya oo u codeeyey Soomaaliya, Pakistan, Ruushka iyo Shiinaha.
Qaraarka waxaa Golaha Ammaanka keenay Baxreyn oo matalaysa Carabta Khaliijka waxayna isku raaceen in aan la cambaareyn duulaanka ay Mareykanka iyo Israal ku qaadeen Iran, ee kaliya la cambaareeyo isdifaaca Iran.