Heemaal News Network

Golaha Iskaashiga Khaliifka ee GCC Oo ka soo Horjeestay Go’aanka ay Israa’iil Ee Somaliland.

Golaha iskaashiga khaliifka ee GCC , ayaa ka soo horjeestay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland.

Xoghayaha guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka, Jassim Al-Budaiwi, ayaa warsxaaafadeed uu soo saaray, wuxuu yiri ; “Oggolaanshaha ay ciidamada Israa’iil ku aqoonsanayaan Somaliland, waa tallaabo halis ah oo ka baxsan qawaaniinta caalamiga ah, isla markaana si cad u jebinaysa madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo midnimada dhulkeeda.”

Laakin wax ka badan kala bar waxay golahan qeyb ka yihiin heshiiska Abraham Accords , halka kuwa kalena ay xiriir la leeyihiin Israa’iil marka laga reebo Sacuudiga.