Gudomiyihii Shirkadda DP WORLD Oo Xilkii laga Qaaday kadib Fadeexadii Kiiska Epstein.

Waxaa ugu danbeyn xilkii laga qaaday madaxii DP World kaddib dood iyo fadeexad la xiriirtay kiiska Epstein. Soomaalida ayaa ayaguna u arkayay doorkiisa siyaasadeed in ay caqabad ku aheed midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyihii Shirkadda DP WORLD ayaa loo magacaabay Mr. Essa Kazim. Sidaana waxa lagu sheegay war lagu faafiyey Dubai Media Office.

Dr. Sultan Ahmed Suleyem waxa uu door weyn ku lahaa maalgashiga ay Shirkadda DP WORLD ku samaysay Dekedda Berbera.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar Oo si Adag Mar kale Uga Hadlay Weerarrada Iran

Nin la Dhashay Ra’isal-wasaare Natenyahu oo lagu Baqtiyay Duqaymaha Iran

Shacabka Iran Oo Iskugu soo-baxay Taageerada Hoggaamiyaha Ruuxiga Cusub ee Iran