35
Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Germanka ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal caawa kasoo yeeray madaxwayne Trump, kaasoo sheegey in meesha Maraykanku gali waayay aysan waxba ka qaban karin midawga Yurub.
“Hadii ciidanka Maraykanku ay awoodi waayen in ay sugaan amniga Hormuz, middawga Yurub-na in aysan waxba ka qaban karin ayay u badan tahay. Waxaan u baahanahay heshiis !Ran lalla galo, si marinka loo furo.”
“Isbadal maamul in !ran laga sameeyo caqli gal maaha, dan nooguma jirto qalalaasaha !ran.”