Hayada Sirdoonka Israel Oo Cadeysay Sababta Aqoonsiga loo Siiyay Somaliland December 27, 2025 Hay’adda Sirdoonka Israelee MOSSADIL ayaa Cadaysay inaanay Somaliland ka mid ahayn soomaaliya. waxa kale oo ay ka hadleen sababta ay ictiraafka u siiyeen somaliland.