10
Hay’adda laanqeyrta cas ee !iran ayaa baahisay tirada goobaha la beegsaday intii uu dagaalka socday.
Tan iyo markii dagaalku ka bilowday !iran, waxaa waxyeello soo gaartay 82,417 “goobo rayid ah” oo ku kala yaalla dalka oo dhan, sida uu sheegay madaxweynaha Ururka Bisha Cas ee Iiraan.
Madaxa hay’adda gargaarka bani’aadamnimo ayaa sidoo kale sheegay in “wadar ahaan 281 isbitaallo, xarumo caafimaad iyo farmasiyo la bartilmaameedsaday.”