271
Hay’adda nukliyeerka adduunka (IAEA) ayaa ku dhawaaqday inaan meesha laga saari karin weerarrada ka dhacaya gudaha Iiraan inay dhaliyaan shucaac nukliyeerka ah oo ay ku sheegeen halista ugu weyn ee gobolka bariga dhexe uu wajahayo, taasoo ku dhici karta haddii duqeymaha Mareykanka iyo Israa’iil ay gaaraan xarumaha nukliyeerka Iiraan, sida ay werisey Al Jazeera.