Hay’adda Nukliyeerka Adduunka Oo War Digniin ah kasoo Saartay Dagaalka Iran

Hay’adda nukliyeerka adduunka (IAEA) ayaa ku dhawaaqday inaan meesha laga saari karin weerarrada ka dhacaya gudaha Iiraan inay dhaliyaan shucaac nukliyeerka ah oo ay ku sheegeen halista ugu weyn ee gobolka bariga dhexe uu wajahayo, taasoo ku dhici karta haddii duqeymaha Mareykanka iyo Israa’iil ay gaaraan xarumaha nukliyeerka Iiraan, sida ay werisey Al Jazeera.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan