Hindiya Oo Hadda Iibsatay 5 Milyan oo Foosto oo Saliid Ceeriin ah oo ka timid Iran

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Shirkadda sifeynta saliidda ee gaarka loo leeyahay ee ugu weyn Hindiya, Reliance Industries, ayaa hadda iibsatay 5 milyan oo foosto oo saliid ceeriin ah oo ka timid Iran.

Heshiiskan qiimihiisu wuxuu gaarayaa qiyaastii $350 milyan marka loo eego qiimaha suuqa ee hadda oo gashay khasnada iiraan

United States ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay cunaqabataynta, waxaana India si degdeg ah uga faa’iidaysatay fursaddaas. Tani waa markii ugu horreysay muddo 7 sano ah oo shirkadaha sifeynta Hindiya ay soo dhoofsadaan saliid ka timaadda Iran.

Taasi waxay muujinaysaa sida degdegga ah ee ay u shaqeyso diblomaasiyadda tamarta (energy diplomacy).

Iiraan xayiraada laga qaaday waxay uga faa’iidaystay Dalal gaara inay ka iibiso saliidda cayriin balse way diiday Shirkadaha Yurub ka iibiso Ama reer galbeedka sida uga danlahaa Maraykanka si suuqa Yurub u xasilo.

Xigasho: Al Jazeera

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.