Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Oo Nataniyahu Ugu Baaqay Inuu Dagaalka Iran sii Wado

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Avigdor Lieberman ayaa ku baaqay in la sii wado dagaalka ka dhanka ah Iran, xitaa haddii Mareykanka ka baxo dagaalka, kadib hadallo ka soo yeeray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku saabsan wada-hadallo wax dhisaya oo lala yeeshay Tehran.

“Haddii Mareykanku ka baxo dagaalka, waa inaan sii wadnaa. Anaga ahaan, ridista nidaamka waa arrin lama huraan ah” ayuu yiri Lieberman, oo ah hoggaamiyaha xisbiga Yisrael Beytenu.

Hadalkan ayuu ka jeediyay furitaanka kulanka garabka xisbigiisa, sida ay werisay wargeyska maalinlaha ah ee Yedioth Ahronoth.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.