Iiraan Oo Caawa Garaacday Xarumaha Qadar ee Gaaska Dabiiciga ah

Iiraan ayaa garaacday xarumaha Qadar ee Ras Laffan oo ah xuddunta gaaska dabiiciga ah (LNG).

Kacaanka Iiraan ayaa galabtay sheegey in ay beegsanayaan waxsoosaarka khaliijka ka dib markii maanta Israa|l & Mareykan garaaceen waxsoosaarka Iiraan.

Dhanka kale Madaxweynaha Iran Mascuud Bisishkiyaan ayaa ku dhawaaqay in Israel dishay Wasiirkii Sirdoonka dalka Iran Ismaaciil Khadiib kaas oo maanta Talviv sheegtay in ay duqayn ku dishay.

Ninkan ayaa noqonaya masuulkii saddexaad ee 24 saacadood gudahood ay ku waydo dawladda Iran.

Related posts

Madaxweynaha Iran Oo ka Hadlay Cawaaqib Xumada ka Dhalan karta Weerarada Goobta Gaaska

Khasaaraha ka Dhashay Weerarkii Iran Caawa ku Qaaday Sacuudiga Oo la Shaaciyay.

“Laftagareen waa Beentiis Hawiye Duulaan kuma ahan Beydhabo” Xildhibaanada K/Galbeed..