Iiraan Oo Gantaallo ku Qarxisay Xarunta korontada Magaalada Hadera Ee Israel

Iiraan ayaa maanta gantaallo ku qarxisay bartilmaameed kale oo istaraatiji ah, ka dib markii ay qaraxyo culus ka dhaceen xarunta korontada magaalada Hadera oo ka mid ah xarumaha ugu weyn ee korontada siiya magaalooyinka istaraatijiga ah ee Israa’iil oo ay ku jiraan Xayfa iyo Telaabiib,

Sida uu baahiyay telefishinka Ruushka ee RT oo sheegay weerarro bartilmaameed sax oo qaraxyo dhalinaya inay Iiraan, maanta ku beegsatay bartilmaameedyo muhiim ah oo ku yaalla gudaha Israa’iil, tallaabo loo qaadanayo inuu dagaalka galay wajiyada ugu khatarta badan.

Related posts

Wasiirada A.dibadda Turkiga Iyo Shiinaha Oo ka Wada-hadlay Xaalada Cakiran Ee Bariga Dhexe

Dawlada Kenya Oo Heshiis Ganacsi Oo Muhiim ah la Saxiixatay Shiinaha

Dawlada Qatar Oo Xaqiijisay in Iran aysan Weerari Doonin kaabayaasha dhaqaalaheeda.