94
Mid ka mid ah la taliyayaasah sare ee hogaamiyihii la dilay ee Iran Khamenei, ayaa sheegay in ya dabagal ku hayaan goobaha uu ku sugan yahay ra’i’sul wasaaraha israa’iil Netanyahu.
La-taliyaha ugu sareeya ee Khamenei ayaa yiri: “Waxaan sidoo kale si buuxda u haynaa dabagalka meelaha uu Netanyahu kulamada ku qabto.”
Iraan ayaa tan iyo intii la dilay hogaamiyihii ruuxiga ee Iran Cali Khamenei waxa ay sheegayeen in ay bartilmaameedsan doonaan madaxda Israa’iil.